HomeWarka𝗪𝗔𝗥𝗠𝗨𝗥𝗧𝗜𝗬𝗘𝗘𝗗:- 𝗦𝗼𝗼𝗺𝗮𝗮𝗹𝗶𝘆𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝗗𝗮𝗹𝗮𝗹𝗸𝗮 𝗔𝗨𝗦𝗦𝗢𝗠 𝗼𝗼 𝗸𝘂 𝗛𝗲𝘀𝗵𝗶𝗶𝘆𝗮𝘆 𝗸𝗼𝗿𝗱𝗵𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗧𝗮𝗮𝗴𝗲𝗲𝗿𝗮𝗱𝗮 𝗛𝗼𝘄𝗹𝗴𝗮𝗹𝗸𝗮

𝗪𝗔𝗥𝗠𝗨𝗥𝗧𝗜𝗬𝗘𝗘𝗗:- 𝗦𝗼𝗼𝗺𝗮𝗮𝗹𝗶𝘆𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝗗𝗮𝗹𝗮𝗹𝗸𝗮 𝗔𝗨𝗦𝗦𝗢𝗠 𝗼𝗼 𝗸𝘂 𝗛𝗲𝘀𝗵𝗶𝗶𝘆𝗮𝘆 𝗸𝗼𝗿𝗱𝗵𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗧𝗮𝗮𝗴𝗲𝗲𝗿𝗮𝗱𝗮 𝗛𝗼𝘄𝗹𝗴𝗮𝗹𝗸𝗮

Dowladda Soomaaliya iyo waddamada ciidamada ku leh howlgalka AUSSOM ayaa ku heshiiyay in Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay laga codsado kordhinta taageerada howlgalka muddo 18 ilaa 24 bilood ah.

Shirka Kampala ayaa lagu gorfeeyay mustaqbalka AUSSOM, maalgelinta howlgalka, dagaalka Al-Shabaab iyo xoojinta ciidamada ammaanka Soomaaliya si ay si tartiib ah ula wareegaan mas’uuliyadda amniga dalka.

Mas’uuliyiinta ka qeyb galay ayaa sidoo kale carrabka ku adkeeyay muhiimadda dhismaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo helitaanka dhaqaale waara oo lagu sii wado howlgalka, xilli Mareykanka uu qorsheynayo inuu joojiyo taageerada uu siinayo dhammaadka 2026.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments