Qeybtii 1aad:-
.Yoonin Maalmo Qura Ayuu Jooga Koofur Afrika waxa uuna Kasoo Talaabay Xuduudu u Dhaxeysay Zimbabwe iyo i koofur Afrika iyaga oo Koox. Somali Ah
Nolosha Dalkan iyo Sida looga Shaqeysto sheeka uun buu ku Maqlay Balse Maanta waxa uu Dhex Taagan yahay Runta iyo Biyo Kama Dhibcaanka.
Johanesnbeg laguma Sii Hakinine Waxaa Loosii Gudbiyay wiilal ay Qaraaba yihiin dukaan ay leeyihiin oo Hal boos Shaqaala ah uu Ka Banaana isaga oo Aan afka Wax soo Saarin ayaa loo sii xawilay Magaala xeebeedka captown…. take awayna wax uu afka sii Mariyo ayaa Loogu Riday.
Nolol Rag uu u yahay ayaa u Bilaatay…. markii uu Soo Gaaray dukaankii uu ka shaqeyn. Lahaa waxa loo sheegay in nin rag ah iska dhigo oo uu is adkeeyo.
Durbadiiba Waljiyo cusub oo Bistoolada wata ayeey Isha isku qabtee… Yoonis oo u muuqdo mid argagax….. Waxa loo sheegay inuusan is waalin goobtana iyaga ay u xureeysan tahay ayeey si hoose ugu sheegeen
Yoonis fuleyninmadii ayaa soo baxday waa uu kala Batay waxa uuna ku cabaaday tan Ma ii dhineyd,… ..tan Ma ii dhineyd…. Tan Ma ii dhineyd….. …Dadkan
Madaxa Raastada ku leh Ma anaa la isoo diray….. Bistooladahana dhinac yada ugu jiraa…..
Goobta Shaqada niyo Halkii Habeenkii ay dhinaca dhuka dhiga lahaayeen waa Isla hal goob…
Goobta Shaqada iyo jiifkaba waa jiingado hal goob Qura. Ku yaal… Balse markii ay jiif teen ayeey Qub…….Qac…qac……dabeyl xowligeedu saree ayey Yara maqleen…….. Caawa maleysu yimid……
Qalinka l:- Maxamed Xuseen Yuusuf Xaaji Tahriib
.




