
Yaasiin Maxamuud Cibaar ayaa maanta si rasmi ah ula wareegay xilka Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliyeed, kaddib munaasabad xil wareejin ah oo lagu qabtay magaalada Muqdisho.
Xil wareejinta ayaa daba socota magacaabistii ay dhawaan ansixisay Golaha Wasiirrada Soomaaliya, waxaana Guddoomiyaha cusub laga filayaa inuu hoggaamiyo howlaha Rugta Ganacsiga, xoojiyo iskaashiga ganacsatada, iyo horumarinta maalgashiga dalka.
#somalia #war #cusub #Followers #muqdisho #dolwadda #jubaland #iran
#facebook #Tiktok #Hormuud #page
———|Share | Like | Comments|——



