HomeWarkaGoobaha ganacsiga Boosaaso oo maanta xiran iyo xiisad culus oo taagan

Goobaha ganacsiga Boosaaso oo maanta xiran iyo xiisad culus oo taagan

Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in goobaha ganacsiga ee magaaladaasi ay maanta oo Sabti ah albaabada isugu laabeen, kaddib markii uu sii socdo xirnaanshaha Dekedda Boosaaso oo maalintii 11-aad xiran.

Ganacsatada magaalada ayaa tallaabadan qaaday kaddib markii ay ka biyo diideen khidmad cusub oo ay soo rogtay shirkadda maamusha Dekedda Boosaaso ee DP World, taas oo ay sheegeen inay saameyn ku yeelanayso ganacsiga iyo dhaq-dhaqaaqa dhaqaale ee Puntland.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments